Kitaabka Quduuska ah fahan ee soo saaro

Soo dhawow

Book Logo

Weligaa, ma is waydiisay yuu yahay Ilaah? Miyuu ku daneynayaa? Miyaad daneynaysaa isaga? "Kitaabka Quduuska ah fahan ee soo saaro" waa xirmo fudud ee akhrin iyo su'aalo taaso ku horseedayaan qisooyinka muhiimka ah, waxayna ku siinayaan fursad inaad ku baartid naftaada. Kuu ma sheegayno wax aad ku fikirayso ama kugu daalin doonno luqad diineed badan. "Kitaabka Quduuska ah fahan ee soo saaro" waxaa oggolaataa inaad waydiisatid su'aalaha oona waxaa oggolaataa inuu qoraalka kula hadlo.

Biloow haddaba! Soo qaad Kitaabka Quduuska ah fahan ee soo saaro talefoonkaaga gacanta